
Aakhiro iyo Adduunkaba, Ilaahay ha ka abaal-mariyo dhammaan dadkii hawshan gacan ka geystay, waalidiintoodii iyo ciddii ka faa'iideysataba. Aammiin.
Insha Allaah, jisas kalena waan soo diyaarin doonaa - ilaa soddonka jus oo idil - ee Ilaahay waqti iyo kheyraad ha ii sii kordhiyo. Aammiin.
Wixii talo, tusaale ama fikrad ah ee mashruucan ku saabsan, fadlan, u soo dir: eng-s-jama@hotmail.com.
Fadlan, sii gudbi si dadka afka Soomaaliga ku hadla oo idili uga faa'iideystaan!
Mahadsanid.
Describe what you're looking for in as much detail as you'd like.
Our AI reads your request and finds the best matching books for you.
Popular searches:
Join 2 million readers and get unlimited free ebooks